Illeys IT is an independent online virtual learning provider in the IT courses of  mainly CompTIA , Cisco, AWS, and Cyber-Security. We have also wide range of  health and social care courses , aviation and languages.

 Illeys is social enterprise meaning a people investor. We cater in addition, a  long distance learning opportunities for those  who for whatever reason cannot afford to travel financially can learn at the comfort with their loved ones provided they have access to a computer and internet and willing to learn.  Thanks for the opportunity internet has offered and technology that is improving everyday that make many things possible, however,  we believe the technology has it is own limitations where human interaction(S) is crucial in order to deliver good value education and training, like human inter-action like  face to face contact which cannot be changed by technology of any kind so far. 

We deliver our Virtual classrooms using virtual learning Zoom

Illeys Virtual Classroom : will be provided via virtual learning environment like Zoom, you can join your class with any device that has internet access, including, PC, laptop, tablet or your phone.

Ardayda waxay isticmaali karaan Zoom si ay casharadooda u dhigtaan iyagoo guryahooda jooga, balse waxaa shardi ah in mid uun aad haysato Smartphones, Tablets, PCs, Laptops internet aad heli karto. Intaas aan sheegnay haddii heli karto diyaarna u tahay in adigoon wadankaag iyo aqalkaagaba aan ka tagin adigoo gurigaaga joogto aad wax ku baran karto.  Waa fursad khaali ah oo Alle insaanka ugu deeqay, Alle ayay mahad oo dhan u sugnaatay,  ee fursadaan ka faaiideyso. 

Waxaad ku barankartaa Illeys IT online barashad cilmiga kombiyuutarka adigoo ay kuu dhigi doonaan macalimiin ku hadla Afka Soomaaliga, Ingiriiska, Dajka oo diyaar kuula ah addeeg hufan oo tayo leh.

Waxaa hubaal ah oo aan ognahay in tiknoolajiyada ay leedahay fursado badan hadan waa ay xadidantahay oo ma badali karto macalin si toos ah wax kuugu dhigo oo aad su aashaad doonto si toos ah u weydiin karto. Laakiin sababo kala gedisan oo keenaya ayaa jira in laga faaiideysto tiknoolajiyada sida ardayga oo dhaqaale ahaan awoodin in uu wadankiisa iyo uga baqoole is uu wax u soo barto . Dhaqaalaha ku baxaayo waa mid dad aysan awoodin. Ka maqnaanshaha wadanka ayaa keeni karo in ardaygu dareemo cidlo keeni karto in uu dhalan rogmo oo uu qaato dhaqano aan fiicnayn sida marar badanba dhacda.  Qofkii loo diray in uu reerkiisa dadkiisa iyo dalkiisa wax u barto ayaa waxaa soo noqdo qof dhalan rogan oo fasahaad la yimaado.